Buley Data app icon

Buley Data

BULEY LTD

★ 0.00 ratingsShoppingFree

Description

Shirkada buley data waa shirkad aad ka iibsan karid internet ka ugu qiimaha jaban buley data waxaa kuugu diyaar ah shirkadaha bixiya adeeg internet sida Hormuud, Somtel, Somnet, Amtel, Somlink. Hanaanka lacag bixin aad ku adeegsan karid buley data waa •⁠ ⁠EVC PLUS •⁠ ⁠JEEB •⁠ ⁠eDAHAB Ku dooro buley data Qiimo jaban Adeeg deg deg ah 24/7