Dugsiga Al-Macrifa app icon

Dugsiga Al-Macrifa

Jamhuriya Technology Solutions LLC

★ 0.00 ratingsEducationFree

Description

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka . Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .