Manhajonline app icon

Manhajonline

Adam Abdi

★ 5.08 ratingsEducationFree

iPhone Screenshots

App screenshotApp screenshotApp screenshotApp screenshotApp screenshotApp screenshotApp screenshotApp screenshotApp screenshotApp screenshot

Description

Hadafkeena In dadka la baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray. Loogana digo shirkiga iyo noocyadiisa kala duwan In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey Salafu Saalix u fahmeen Allaha ka raalli noqdee In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xarigga Alle kana tagaan kala qayb qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka In wixii masaa’il diin ah loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha